Code Monkey home page Code Monkey logo

job-finder-app's Introduction

INTRODUCTION (JOB FINDER App )

Project-gaan magaciisa waxaa ladhahaa job finder wuxuu noqonayaa meel laga raadin karo shaqooyin-ka banaan ama shirkadda ay soo post-greeysay, kaliya intaas ayaa loogu tala-galay. project-gaan waxaa ka qeeyb qaadan karo qof walba oo doonaya inuu aqoontiisa iyo xirfadiisa kor uqaado. waxaana ku dhisi doonaa front-end waxaan adeegsan donna Flutter sidoo kale backend waxaan adeegsan donna express database ahaan waxaan adeegsan doonaa Mysql v2

CONFIGURING ALL NECESSARY TOOLS

project-ga marka hore fork ku dhaho repository then clone dheh oo computer-kaaga ku shubo intaas kadib, si aad configuring ugu sameeysid server-ka tilmaamahaan raac

NODE CONFIGURATION

  1. folder-ka ay ku qorantahy server adigoo isticamalayo terminal-ka kadibna qor command-gaan cd server
  2. kadib soo dagso dhamaan tools-ka uu watay server-ka adigoo isticamalayo command-gaan npm install
  3. Kadibna server-ka tijaabi inuu shaqeenayo iyo in kale adigoo isticamalayo command-gaan npm start intaa kadib waxaa tagtaa browser-kaaga kadib raadi url-kaan http://localhost:8300/ kadibna waxaa kuuso bixi message-kaan haddi server-ka uu shaqeenao
{ message : "Server is cooking 😋"}

DATABASE CONFIGURATION

database qeeybta mysql si aad u configuring ugu sameeysid raact tilmaamahaan

  1. folder-ka database waxaa ku qoran db data file-kaaas qaad
  2. kadibna waxaa tagtaa phpmyadmin kadibna waxaa abuurtaa database loo yaqaano jobfinderdb
  3. markii aad abuurtid waxaa tagtaa tab-ka import ay ku qorantahay kadibna soo qaado file-kii database kadibna save dheh

[!NOTE] 🔰

Hadii aysan wax database ah kurjirin folder-ka waa abuuri kartaa adigoo raacayo (design-ka database ee kujira isla folder-ka db_data) sido kale database-ka magaiica waa inuu ahaadaa jobfinderdb intaa kadib datbaase export dheh kadibna soo raaci files-ka aad commit soo dhihi doontid

sidaas waxaa ku sameeysay backend-gii aan u imaano flutter-ka qeeybta front-end, si aad configuring ugu sameeysid raac tilmaamahaan

FRONTEND (FLUTTER) CONFIGURATION

  1. qeeybta flutter waxaa eegtaa file-ka loo yaqaano pubspec.yml kadibna haddi wax error kugu yimaadan isticmaal command-gaan adigoo isticmaalayo terminal-ka flutter pub get intaas ayuu kaaga baahanyhy

[!NOTE] 🔰

fadlan folders-ka sida ay yihiin u isticmaal waxba haka badalin, sidaas ayaan strcuture-ka kasoo dhignay marka sidaas u isticmaal

NAMING CONVENTIONS AND RULES

haddii aad project-kaan ka shaqeenaysid waxaa shardi ah inaad raaacdo naming conventions waxyaabaha ladhaho oo ah sida aad magac ugu bixin laheeyd [ variables-ka, functions-ka, classes-ka iyo wixi soo raaca], oo ah xeer kajira programming-ka.

marka si code-kaaga loo fahmo, loona taxliiliyo fadlan raac naming convention rules haddii aad variable sameenaysid ama function raac naming convention-ka loo yaqaano camalCase tusaale waxaan rabaa inaan sameeyo function soo dabacaayo magac

void getName(String? name){
    print("your name is ${name?? "No name"}!");
}

sidaas qof walba wuu fahmi karaa code-kana wuu qurxananayaa lkn haddi sidaan aad isticmaashid kwrn

void gtname(){
    //🤨🙄🤷‍♂️
}

in la fahmo way adkaanaysaa code-kana clean ma noqonaayo, marka code-kaaga si loo aqriyo loona fahmo, raac naming convention rules

classes-ka isticmaal : PascalCase
Functions-ka iyo variables-ka isticmaal: camalCase
constants-ka isticmaal: CAPITAL_CASES -> MY_CONSTANT

CONTRIBUTION GUIDLINES AND RULES

si aad project-gaan ugu qaadatid xirfadadadan aad tijaabisid fadlan aqri file-ka contributing gudilines oo ay ku qoranyhy wax yaroo hagis ah
CONTRIBUTION GUIDLINES

FRAMEWORKS AND TOOLS

Waxaan Isticmaali donna tools-kaan soo socda si aan u dhisno project-gaan

✅ Node/eXpress : For Backend services
✅ Mysql2 : For Database services
✅ Flutter : For FRONTEND services
✅ Provider : For App State management
✅ dioClient Pacakge : For API Linkage Services
✅ Hive Pacakge : For Local DB Services
AND MUCH MORE....

Folder Structure

lib: 
├───consts
├───modals
├───providers
├───services
├───util
│   └───helpers
└───views
    ├───components
    └───pages

ENCOURAGE😊

Project-gaan waa free contribution qof walbana wuu u ufuranyhy, kaliya aqoonteena iyo xirafadeena ayaan kor uqaadanynaa. sidoo kalane programming-ka waa ku celcelin iyo inaad practical badan sameeyso iyo inaad project badan dhistid si ay wixii kugu cadaadan.

si aad programming-ka wax ugu soo saartid ama aad ku fiicnaatid waa inaad projects badan oo problem xalinaayo aad dhistid, inaad kasoo baxdid confortzone-ka ama waxyaabaha yaryar ee aad ku laa-laabanysid isku day wax weeyn oo adigana aad la yaabtid inaad dhistid. ku dadaal kuna faraxsanoow wax aad qabanysid haddi aadan ku faraxsaneeyn wax aad qabantsid guul inaad gaarto way adkaanaysaa.

Job Finder Updates ✅

Click here to download or install the latest version for this application

job-finder-app's People

Contributors

eng-cj avatar

Recommend Projects

  • React photo React

    A declarative, efficient, and flexible JavaScript library for building user interfaces.

  • Vue.js photo Vue.js

    🖖 Vue.js is a progressive, incrementally-adoptable JavaScript framework for building UI on the web.

  • Typescript photo Typescript

    TypeScript is a superset of JavaScript that compiles to clean JavaScript output.

  • TensorFlow photo TensorFlow

    An Open Source Machine Learning Framework for Everyone

  • Django photo Django

    The Web framework for perfectionists with deadlines.

  • D3 photo D3

    Bring data to life with SVG, Canvas and HTML. 📊📈🎉

Recommend Topics

  • javascript

    JavaScript (JS) is a lightweight interpreted programming language with first-class functions.

  • web

    Some thing interesting about web. New door for the world.

  • server

    A server is a program made to process requests and deliver data to clients.

  • Machine learning

    Machine learning is a way of modeling and interpreting data that allows a piece of software to respond intelligently.

  • Game

    Some thing interesting about game, make everyone happy.

Recommend Org

  • Facebook photo Facebook

    We are working to build community through open source technology. NB: members must have two-factor auth.

  • Microsoft photo Microsoft

    Open source projects and samples from Microsoft.

  • Google photo Google

    Google ❤️ Open Source for everyone.

  • D3 photo D3

    Data-Driven Documents codes.